Daawo:Raysawasaare Khayre oo sheegay ayaa sheegay in la kordhinayo Miisaaniyadda Sirdoonka Soomaaliya

Ra’iisul wasaare Khayre “waxaan kordhinay sannadkaan Miisaaniyadda Sirdoonka Soomaaliya, si horu-socod ballaaran looga sameeyo arrimaha xasillinta dalka, sannad walbana wax baan ku dari doonnaa Hey’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.