Daawo:Madaxweyne Gaas Maamulka hargaysa Cawaaqabxumo ay lakulmi doonaan

gaas

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ku dhawaaqay inay si adag uga jawaabi doonaan weerarada maamulka Somaliland ay ku soo qaadeen Puntland Madaxweyne gaas wuxuu kaloo sheegay in ay ciidamada Puntland kufilan yihiin Difaaca dalka ayna Cawaaqabxumo ay lakulmi doonaan Maamulka Hargaysa.

Madaxwayne Gaas ayaa ugu yeeray Shacabku in ay qeyb ka noqdaan oo ay garab istaagaan ciidamada Difaaca ee Puntland, si looga hortago talaabo kasta oo ay wadaan kooxaha Argagixisada ah.

<

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.