Dhageyso:Haweenka Degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in ay ku midoobeen Ururka Hormuud

Kulan ay iskugu yimaadeen Haweenka degmada Caabudwaaq oo ay soo qaban qaabisay Gudoomiyaha Ururka haweenka Deeqo Cabdi Cilmi ayay ku sheegeen in ay ku midoobeen Ururka Haweenka Hormuud ee degmada Caabudwaaq oo ka kooban lixda Xaafadood ee degmada, Waxaana ay sheegeen in ay u taagan yihiin waxqabadka deegaanka oo ay naf iyo maalba ay u hurayaan.

Haweenkaan oo maantay kulankooda ku yeeshey Hotel koofi ee magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in ay dhameeyeen mad madowgii kudhex jirey haweenka demgada

QAAR KAMID AH XUBNAHA HAWEENKU AY MAGACOWDEEN

1-Gudoomiyaha Ururka Haweenka Deeqo Cabdi Cilmi

2-Gudoomiye kuxigeenka Ururka Haweenka Masbal Cali Cilmi

3- Faadumo Caanood Guuleed Madaxa Maaliyada ururka haweenka Hormuud ee demgada

4-Xaawo Maxamed Raage Xog’hayn ururka haweenka Hormuud ee demgada ,

5-Ruqiyo Jirac Afhayeenka ururka haweenka Hormuud ee demgada ,

Bye Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.