War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Gumburka Ka Socda iyo ciidanka Puntland Madhafiic Ku Garaacaya Shacabka Khaatumo

Waxaa goordhaweyd Dagaal culus  oo labo dhinac ah Soo qaaday Ciidan beeleedka Beesha cumar Maxamuud iyo Ciidanka Puntland.

Dagaalkan Ayaa Lagu Soo Weeraray Deegaanka Gumurka waxaana hada Gacanta Ku haya Sida wararku sheegayan maleeshiyaadka Cumar maxamuud oo gacan ka helaaya ciidanka puntland gaar ahaan taliska gaalkacayo daganaa.

Dhinaca kale Deegaanka qorilay ayaa waxaa madhaafiic Ku garaacaya Ciidamada Puntland.iyadoona shacabka deegaankaasi gad oonsan yahay.

Dagaalkan laba Jahoodka ah ee lagu soo qaaday Dhulka khaatumo iyo Shacabka khaatumo ayaa Ilaa hada waxaa uu yahay mid si  Xoogaysanaya.

Dhinaca kale Deegaanka Khaatumo ayaa isna waxa soconaaya Gurmad Xoog leh  oo lagu difacaayo dhulweynaha khaatumo,

Warka uu helayo gedo Times   ayaa sheegaysa in dagaalkan ay  qeyb ka yihiin madhaafiicda iyo Hubka Gaalkacayo ee puntland.waxaana jira khasaare baaxad leh oo ka dhashay

Fg: sawirku waa mid hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.