Dhageyso: Shacabka Soomaliyeed oo Dhaleeceen Ujeediyey Cabdirahman CabdiShakuur Hadalkiisi aflagaadada ahaa

shakur

Cabdirahman CabdiShakuur warsame ayaa markii dambiinka lagu soo daayey Sheegay Dadka Banaadir daga waxaa inta badan lagu eedeeyaa in ay yihiin dad Xoog wax ku doona, laakiin annagii martida naloo ahaa in aan sharci wax ku doono, kuwii kalena xoog wax ku doonaan, runtii waa guul idinku aad dhaliseen hadalkaas ayaa waxuu ka careysiiyey qaybaha kala duwan ee shacabka Soomaliyeed meelay joogaanba ayakoo sheegay in Cabdirahman uusan cidna ka xigin magaalada Muqdisho uuna yahay Gaf loo gaystay ummada soomaliyeed.

Sida La ogsoon yahay Cabdirahman Cabdi shakuur ayaa ku dhashay Magaalada Buulabarde sida Maxkamada Gobolka Banaadir Sheegtay waxaase lafahmin Cida uu kusheegayo martida iyo kuwa uu kusheegayo Gobolka Baanadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.