Ciidamada Kenya oo kaashanaya Calool u shaqeystayaasha maamulka Baladxaawo ayaa in kabadan 500 Guri burburinaya si kenya dhul balaarsi usameysato”Sawiro”

balad

Ciidmada Kenya ayaa waxay kusoo duuleen degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayagoo raba inay dhul balaarsi kasameeyaan, ciidamada kenya ayaa waxay rabaan inay burburiyaan in kabadan 500 guri gaar ahan xaafada dhabad iyo kuwa kale ee ku dhow.

Boobkaan ay Kenya ku hayso dhulka soomaliyeed ayaa waxaa lug kuleh Maamulka Baladxaawo sida aya sheegayaan dadwaynaha Degmada Baladxaawo waxayna waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka uGu baaqayaan dowlada Soomaliya inay Wafti usoo dirto degmada Baladxaawo si ay u arkaan boobka lagu hayo Dhulka Soomaliyeed.
balad

balad

baladxaw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.