Dhageyso:Wareysi Dhalinyaro ka tagay magaalada Caabudwaaq oo kaqay gashay shirkii dhalinyarada ee kadhacay Muqdisho

Shirkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ka soconayay magaalada Muqdisho ayaa shalay la soo gaba gabeeyay waxaana shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha, horey u daah furey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyadoo looga hadlayay Caqabadaha soo wajaha dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Mahad Cabdiraxmaan Xuseen Geesaliqe (Mahad Xarago) oo kamid ahaa Lix dhalinyaro ah oo ka tagay magaalada Caabudwaaq kana qayb galay Shirkaasi ayaa Radio Daljir uga waramay wixii ay ka faa’iideen haddii ay yihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed…..COD

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.