Ciidamada Puntland oo Gobolka Mudug ku qabtay Maleeshiyaad Hubeysan

dagaal

Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ay Heshiis ku kala Saxiixdeen Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Ciidamada Puntland waxaa ay ku qabteen Bariga Gobolka Mudug Maleeshiyaad ka soo jeeda dhanka Puntland oo la sheegay in ay Jabiyeen Heshiiskii Gobolka Mudug ee Labada Maamul.

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in Maleeshiyadaan la qabtay Sharciga la marsiin doono sida uu hadalka u dhigay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.