Daawo:Maxamed Muxumed Cilmi Kaynaan oo aaskiisa ka dhacay Magaalada Baladxaawo

nabadon

Allaha unaxariistee waxaa Magaalada Baladxaawo lagu aasay Nabadood Maxamed Muxumed Cilmi Kaynaan waxaana aaska nabadoonka Kasoo qayb galay Bulshada Degmada Baladxaawo sida Culimada,waxgaradka,Dhalinyarada iyo Maamulka Baladxaawo waxayna dhamaantood ilaahay uga baryeen in nabadoonka ilaahay u dambi dhaafo ehaladii uu ka tagayna Samir iyo iimaan kiiso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.