Dhageso:Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa dabiin lagu siidaayey iyo Gudoomiye Taabit oo ka hadlay

taabit

Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame ayaa xabsiga laga sii daayay waxaana 17kii Bishan laga soo qabtay howlgal laga sameeyay Guriga uu ka daganyahay magaalada muqdisho, sidii daynta Cabdirixman ayaa waxaa damiintay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, Duqa Muqdisho, Wasiirada arimaha dibeda, amniga iyo Saraakiil kale.

Waxaa kaloo ka qay qaatay dadaalada lagu sii daayay Cabdiraxmaan cabdi Shakuur Imaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, odayaal wax garad iyo iqyaar kale waxayna uga mahadceliyeen sida Raysawasaare khayre uga aqbalay Damiinka lagu siidaayey Cabdiraxman Cabdi shakuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.