Daawo:Xildhibanad Canab Cabdi Ciise oo ka hadashay Xuska Booliiska kadib markii ay madaxdii Hirshabeele Faaruqiyeen Jowhar

xildhibaan

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabeele Xildhibanad Canab Cabdi Ciise ayaa sheegtay In haweenka ay kamid noqdaan Booliska Soomaaliyeeed iyadoo Xildhibaanad Canab ay kamid ahaan jirtay booliska Soomaliyeed waxaana ay ugu Hambalyey Ciidamada Booliska Soomaaliyeed 74 Sano kadib Maalintii la aas aasay Ciidan booliska Soomaliyeed.

Magaalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Hirshabeele waxuu faaruqiyey Madaxdii Hirshabeele ayakoo xarun ka dhibtay Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.