Daawo:wasiir Xaglo toosiye oo beeniyey inuu baabuur la fakaday eedna Ujeediyey boolisska Burco

Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Ciise Ismaaciil Xaglo Toosiye ayaa sheegay mar uu xilka Wasaarada Caafimaadka wareejinaayey Sheegay inuusan baabur xadin ee ay Booliiska Gobolka Togdheer u gafeen , baaburtana mid aniga ayaa lahaa midka kalana wasaarada buu yiri Xaglo toosiye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.