Akhriso:Maamulka Xubin iyo Xeeb ee Cadaado ayaa ka ka horyimid Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna

Xildhibaano siyaasiyiin shir ku yeeshaya Magaalada Cadaado ayaa waxay sheegen inaysan kamid ahayn Heshiiskii ay isla Gaareen Galmudug iyo Ahlusuna lagamana tashay, waxay kaloo sheegeen inaysan taageersanayn heshiiskaa Jabuuti uuna dib dhac ukeenaayo bulshada Galmudug.
caddo

cadado

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.