Fadlan Ka qaybqaado Dhismaha Masjidka Muxsin ee Boosaaso

MASJID

Culimada Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Boosaaso ayaa Muslimiinta meelay Joogaan uGu Baaqay in laga qayb qaato dhismaha Masjidka Muxsin ee magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Waxaana laga xariiraa karaa Taleefoonadaan Hoos ku qoran.

00252907759827 IYO 00252907766529, 00252907787309

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.