Taliska Boliska Somaliyeed Oo Mudo 25 Sano Ka Dib Hirgaliyay Xaruntii Agoonta Booliska Somaliyeed Ee Muqdisho.

bois

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa sheegay inay gaba gabo marayso Xarunta agoonta Booliska soomaliyeed Xaruntaan ayaa waxay ku taalaa Degmada Degmada Wadajir Xaruntaan ayaa waxay ka kooban tahay Guryo Jeef.Masjid,Fasalo,Garoon Lagu ciyaaro.

Xaruntaan ayaa markay soo dhamaato waxaa lagu xareynayaa 100 Agoona waxaana larajeynayaa in la balaariyo xaruntaan aya waxaa loogu magic daray allaha unaxariistee Jenaraal Maxamed Abshir muuse

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.