Daawo:Maamulka Puntland iyo shacabkiisa oo loogu baaqay inay Raali galin ka bixiyaan anshax xumo ka dhacday London

puntlad

Waxaa is soo taraya dhaleeceen loo jeedinaayo anshax Xumo ka dhacday xafladii soo dhaweeynta Agaasime kuxigeenka Jaaliyada Qurbajoogta Puntaland oo uu dhawaan u magacaabay Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas Mr Xabiib Faarax.

shacabka soomaliyeed ayaa dhaleeceen ujeediyey waxii xafladaas ka dhacay taas oo aan meelna kasoo galin dhaqanka soomaliyeed waxaana laga codsadey Jaaliyada Qurbajoogta Puntland inaysan qaban xafladaas oo kale taas oo sharaf dhac ku ah dhaqanka Soomaliyeed.

waxaana laga codsaday Madaxda Puntland iyo waxgaradkooda inay raali galin kabixiyaan arintaan shacabka ka baarujiyaan dhaqan xumada.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.