Dowladda Kenya oo beenisay in Ciidamadeedu ay dad rayid ah ku Dileen Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa Diiday eedeeyn uga timid Warbixin ay soosaaartay QM oo sheegtay in Ciidamadda Kenya ay Masuul ka ahaayeen Waxyeeladda 42 Qof oo shacab ah Muddo 22 bilood Gudahood ah.
Warbixinta QM oo Axaddii lasoo saaray ayaa shaaca ka qaaday in duqaymo ay Diyaaradaha Kenya fuliyeen ay Si buuxda masuul uga ahaayeen Dhimashadda 36 Qof oo shacab ah iyo Dhaawaca 6 kale.
Warbixinta QM ayaa sidoo kale sheegtay in Tiradda Waxyeeladda shacabka ee Ciidamadda Kenya ay Masuulka kayihiin aysan ahayn mid la xiriirta AMISOM balse Ciidamadda Kenya si gooni ah Masuul uga yihiin.
War bixin Jawaab u ah tii Qm oo ay soo saartay Safaaradda Kenya ay ku leedahay Muqdisho ayaa Gaashaan loogu Daruuray in Ciidamadda Kenya ay Masuul ka ahaayeen Wax yeeladda Dad shacab ah.
Si dooni ah waxay Saaadda Kenya ee Soomaaliya u benisay in ciidamo keyan ah oo aan ahayn kuwa ka  Tirsan AMISOM ay Soomaaliya ka Howlgalaan.
“Warbxinta QM ee sheegeeysa in Ciidamadda Kenya ay Soomaaliya ka shaqeeyaan ma ahan Qalad kaliya ee Xitaa waa Nasiib darro” ayuu Warbixinta ku sheegay Safiira Kenya u fadhiya muqdisho  Lucas Tumbo.
Safiirka ayaa siyaasadiisa ku xusay in “kenya aysan wali helin cabasho ku sababsan Dad shacab ah oo la dilay oo ka dhan ah Ciidamadda Kenya”
Dowladda Kenya ayaa sidoo kale kudoodeeysa “in ay Sameeyso Taxadar kasta oo lagama maarmaan u ah in Dad ka shacab ka ah la ilaaliyo marka ay Howlagaladda ku jiraan Ciidamadeedu”.
Dad ka Soomaaliyeed ee dagan Goboladda Gado iyop jubadda Hoose ayaa Marti galiyya Weerarro Duqaymo ah oo ay fuliyeen Ciidamdda Kenya, tiradda Waxyeeladda Shacabka ee ay Soosaartay QM ayaa loo arkaa in ay ka hooseeyso tiradda Waxyeeladda Saxda ah ee ciidamadda Kenya ay Dadka Shacabka ah u geeysteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.