Waxaa Degmada Caabudwaaq ka dhacay Banaanbax lagu beeninayay warar sheegayay in Xubno katirsan Al-shabaab ay soo galeen Magaalada Caabudwaaq bulshada Caabudwaaq ayaa waxay socod kusoo dhex mareen magaalada Caabudwaaq iyakoo kudhawaaqaya Alshabab manihin mana joogan Waqooyiga galgaduud.
warbixintaan waxa caabudwaaq kasoo diray Cabdirisaaq Cali Deele
Leave a Reply