Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaan C/Shakuur Cali Mire oo Cagta Mariyey Mucaaradka shacabka Soomaliyeed

shakuur

xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ka tirsan baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta mar uu ka qeyb galay xaflad lagu daahfuryay madasha talo wadaag ayaa ka jeediyay qudbad taariikhiya oo uu diirada ku saarayay marxalada dalka uu marayo.

Sida lawada ogyahay Mudooyinkii udanbeeyay ayaa waxaa soo shaac baxayay siyaasiyiin wata dano gaara & mid shisheeye waxaana xusid mudan inay maanta ku sugnaayeen madashii maanta lagu daah furayay talo wadaag.

Siyaasiyintaas ayaa markii dantoodii ay ka wayeen dawlada ay hogaamiyaan Madaxweyne farmaajo& Ra’iisulwasaare Xasan Cali kheyre ayaa bilaabay inay khalqal galiyaan shacabka soomaaliyeed iyagoo danahooda fiirsanaya.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.