Dhageyso:Gudoomiye Cali Gacal Xildhibaano waxtabanaya waa jiraan lakiin kuwa kasoo horjeedo heshiiska Galmudug Iyo Ahlusuna Majiraan

Gudoomiyaha Baarlmanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay inay jiraan Xildhibaano iyo dad wax ka tabanaya Heshiiska Galmudug iyo ahlusuna lakiin majiraan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo kazoo horjeeda heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna.

Dhawaan bay ahayd markii xildhibanada Galmudug ee laga soo doorto Galgaduud iyo Mudug ay kazoo horjeesteen heshiiska dhexmaray Galmudug iyo Ahlusuna.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.