Daawo:Dab xoogan oo habeenimadii xalay dagmada cabudwaq ayaa qasare dhimasho iyo dhawac leh gaystay

Hal ruux ayaa ku geeriyooday 4 ruuxna way ku dhawacmeen dab balaran oo habeynimadii xalay ahayd kakacay kalin shidaal oo kutalay faras magalaha dagmada cabudwaq ee al xarameyn
Dabkan oo gaystay qasaare naf iyo maalba leh ayaa socday mudo sacadaa iyadoona markii dambe lagu guulaystay daminta dabkaas.

Subaxnimadii sakay ayaa wariye Mahad Bashiir boqday goobtii uu dabku ka kacay iyo goobti lageyay dhawacyadii ku waxyelobay dabkasi iyadoona ay kamuuqato goobti uu dabku kakacay burbur xoogan
Isbitalka Cibado waa isbitalka lageyay dadki ku waxyelobay dabkasi maran boqanay manta ayaa labo ruux oo kamida daki ku gubtay goobta ayaa ad ugu liitay iyadoona uu guud ahan uu gubtay jirkoodu
Nuur shiiq doon waa mamulah isbitalka Cibado wuxu ka war bixinayaa dadka laso garsiyay eek u waxyelobay dabka iyo kalmoyinkay ufidiyen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.