(Sawiro)Magaalada muqdisho oo maanta lagu qabtay maalinta xaquuqul insaanka

unka

Xafiiska qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha Xuquuqul Insaanka ee Unsom ayaa maanta soo bandhigay warbixin ay ugu hadlayeen xadgudubyada sharciga caalamiga ee bani’aadanimada xilliyada dagaalada Soomaaliya.

Ilaalinta Dadka rayidka.

Warbixinta ayaa lagu shegay in laga soo bilaabo 1dii Janaayo 2016 ilaa iyo 14kii October 2017, UNSOM waxa ay diiwaangalisay  tiro wadareed gaareyso 4,585 oo qasaaro loo geystay dad rayid ah.

60% ka mid ah waxa loo aaneeyay  Alshabaab.
13% Maleeshiyaad.
11%  dhinacyada Dowladda.
4% Howlgalka  Midowga  Africa ee Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.