Dab damiska Caabudwaaq”CW Fire Brigade” oo kaashanaya Shacabka ayaa ku Guuleystay dab damadaas Caawa ka kacay

Shacabka degmadaCaabudwaaq oo kaashanaya dab damiska degmada Caabudwaaq “CW Fire Brigade” ayaa ku guulaystay inay damiyaan Dab ka kacay goob shidaal lagu gado, dabkaan ayaa gaystay qasaare Hantiyadeed  waxaana wararka sheegayaan aan kahelayno Caabudwaaq  labo qof in  dhaawac kasoo gaaray.

cw cw cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.