Daawo:Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ku gacan sarey cabashadii ay keeneen Jubaland

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbaland ay xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta u gudbiyeen dacwad ay ka qabeen Ciyaar yahan Cabdimajiid Cismaan u dheelayay Xulka Gobolka banaadir tartanka kubada Cagta ee Maamul Goboleedya.

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaha Soomaliya ayaa sheegtay dacwadii ay soo gudbisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbaland aysan waxba kajirin Ciyaar yahan Cabdimajiid Cismaan yahay Wiil soomali ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.