WiiL Dhalinyaro ah oo kadoor biday Tahriibka Inuu Dalkiisa Ka shaqeysto ayaa sameyay arin sojidatay idhaha dadka magaalada Caabudwaq

cali macalin

Cali macalin oo kamid ah dhaliyarada magaalada Caabudwaq ee gobolka Galgaduud ayaa ah muruq maal kashaqayta lamajo lagu dhaqo gadidka ayaa sameyay arin sojidatay idhaha dadka magalada Caabudwaaq.

Cali Macalin ayaa waxuu uga warbixiyey Wariye Mahad Bashiir Osman shaqada uu qabto iyo Labo calan oo ka taagay Goobta uu ka hawl galo waxuuna Sheegay Cali intii uu tahriibi lahaa inuu dalkiisa ka shaqeysto madaama ilaahay xoog iyo aqli siiyey, waxaa kaloo Cali ka war bixiyey labo Calan oo kala ah Somali iyo Turki oo ka taagan goobtiisa baabuurta ku dhaqo waxuuna sheegay inay utaagan yahay Calanka Soomaliya Umada Soomaliyeed iyo anigoo Muwaadin shaqadiisa Gudanaya midka turkigana waxaa u taagan yahay sida wanaagsan ee Dowlada turkiga nuugu soo gurmatay

Warbixintii Mahad bashiir osmaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.