Daawo:Qaar kamid ah shaqaalaha Jubaland TV oo lagu abaalmariyay howlkarnimo dheeraad ah

jubaland

Maamulka talafishinka Jubbaland ayaa 6 kamida Shaqaalihii ugu firfircoonaa labadii bil ee lasoo dhaafay gudoonsiiyey amaal marin, waxayna ugu baaqeen inay sii laba jibaaraan shaqada ay u ahayaan ummada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.