War Hada soo dhacay Xaaf iyo Shiiq Shaakir oo Heshiis ku gaaray Madaxtooyada Soomaliya

Waxaa hada kasocota Madaxtooyada Soomaliya heshiis ay isla gaareen Maamulka Galmudug iyo Maamulka Gobolada dhexe waxaana goob joog ka ah Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,Madaxda maamul Goboleedyada,Wasiiro,xildhibaano iyo Marti Sharaf Kale.

Faafaahin dheeraad ah kala soco wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.