Daawo:Barmaamijka xiisalahaa ee Dareenka Shacabka oo Looga Hadlay Xiisada kataagan Dekada Boosaaso

duraan

Barmaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasada ee uu daadihiyo Wariye Sarre Duraan Shirwac ayaa waxaa Lagu soo qaatay Xiritaanka Dekada Boosaaso iyo wareejinta dekada Boosaaso lagu wareejiyey Imaardka.

Barmaamijka Dareenka shacabka iyo Siyaasada ayaa lagu falan qeeyey arimaha qalafsan ee kajira dekada Boosaas oo ay kamid yihiin xiritaanka dekada Boosaaso,Bananbaxyada looga soo horjeedo Shirkada Imaardaka ee P&O iyo kuwa kale, waxaa kaloo boosaaso kaga qayb qaatay wasiir Qarjab,odayaal dhaqameedyo iyo qaybaha bulshada ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.