Akhriso Heshiis aan Macquul ahayn oo kala saxiixdeen Xaaf iyo Shiiq Shaakir

Munaasabadda dhameytirka saxiixa Heshiiskii ay isku afgarteen Xaaf iyo shiiq shaakir, ayaa ka dhacaday Madaxtooyadda Qaranka ee Magaaladda Muqdisho, waxaana goob joog ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Raysawasaare MUdanae Xasan Cali Khayre, Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdi Faarax Juxa oo hishiiska ay gaaren labada dhinac qeyb ka saxiixay iyo masuuliyiin kale.

Heshiiskaan ayaa waxuu ka kooban yahay 14 qodob oo kamid yihiin in xildhibaano dheeraad ah lagu daro barlamaanka galmudg iyo wasiiro dheeraad ah lakiin waxaa is waydiin leh xildhibaano 100 kor udhaafayo iyo wasiro intoo kale ah meesha lakala gaynaayo.

waxaana mar hore bilowday diidmo laga keenyo heshiiskaan madaama shacabka Mudug iyo Galgaduud aysan udhamyn waxaana sida ay sheegayaan ka muuqda heshiiska boob iyo dhac lagu sameeynayo beelaha daga Galmudug.
galmudg

galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.