Daawo:Cali Khaliif oo ka Hadlay Saami Qaybsiga Somaliland & Khaatumo

galyr

Cali Khaliif oo kusuaga magaalada Hargaysa ayaa waxuu ka war bixiyey kulan isaga iyo Madaxwyanaha Somaliland ee hada ladoortay dhex maray wuxuuna sheegay inuu kala hadlay Saami Qaybsiga Somaliland & Khaatumo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.