Daawo:Raysawasaare Khayre ayaa Kormeeray Xalay Saldhigyadda Ciidamdda Xasilinta ee magaalada Muqdisho

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay kormeeray baraha ciidamada xasilinta ee caasimadda Muqdisho, Wuxuuna ku boorriyay ciidamada inay sii kordhiyaan howsha waxtarka leh oo ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.