Daawo:Qarax Lala Beegsaday Ciidamada Puntland & Khasaaraha Ka Dhashay

qarax

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa qarax lagula eegtay Gaari ciidana oo ka tirsan Maamulka Puntland oo maraayey mid kamid ah wadooyinka Magaalada  Boosaaso, qaraxaan ayaa sababay qasaare sida uu sheegay duqa Magaalada Boosaaso Eng Yaasin Mire 6 askari ayaa kudhawaacmay iyo labo qof oo shacab ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.