Daawo:Tababar lagu baranayay dowlad wanaagga ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Luuq

luuq

Waxaa degmada Luuq ee Gobolka Gedo lagu soo gabagabeeyey Tababar lagu baranayay dowlad wanaaga waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada degmada Luuq waxaana uGu dambeyntii la gudoonsiiyey dadkii ka qayb qaatay Tababarkaan Shahaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.