Maqal iyo Muuqaal:Caabudwaaq oolaga Dhagax Dhigay Radio Fatxu Raxmaan

Munaasabad lagu dhagax dhigayay Idaacad Radio ah oo lagu magacaabo Radio Fatxu Raxmaan ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana kazoo qayb galay qaybaha bulshada ee kala duwan idaacadaan ayaa ah idaacad soo tabin doonto culiinta diinta islaamka.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan Caabudwaaq kasoodiray



cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.