Barlamaanka Soomaliya oo loo sheegay inaan loo dulqaadanayn Hab dhaqankooda

barlaman

Baarlamanaka Soomaliya ayaa tiradooda tahay 274 Xildhibaan waxaana saaran masuuliyad wayn waana tan dhaarta umareen, Xildhibanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxay hayaan qaarkood labo sida wasiir ama wasiir Kuxigeen.

Kulamada Golaha shacabka Soomaliyeed kulamadooda waxaa soo xaadiro in ka yar 180 Xildhibaan waxaana dhacda inta kulaka baarlamaanka socdo inay iska baxaan oo iskaga tagaan kulankii golaha Shacabka oo socda taasina waxay keentay in madaxada Baarlamanka Ka careysiiso.

Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Baarlamanka Soomaliyeed Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay inaan loo dulqaadan Karin in baarlamanka Soomaliyeed ay soo xaadari waydo kulankii Golaha shacabka oo waajid saran xildhibaan kasta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.