Daawo:Oxford Street Station oo Ku yaala London ayaa Xabado kadhacayaan iyo kala carar Kabilowday

finbury

Waxaa Magaalada Lonodn Istayshin Train oo layiraahdo Oxford Street oo ku yaala bartamaha London laga Maqlayaa Xabado Halkaas oo meesha uGu dukaamada badan Uk waxaana ka bilowday kala carar, Booloska Magaalada London ayaa uGu baaqay dadku inay ku gabadaan Dhismayaasha.
wixii warar dheeraad ah kala socda wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.