War Deg Deg:Wariyaasha oo goordhow looga yeeray Xarunta gudiga Doorashada Somaliland.

deg

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow wariyaasha looga yeeray xarunta gudigga doorashada Soomaaliland,iyadoona la filayo in daqiiqado kadib lagu dhawaaqo natiijada doorashada.

Hayeeshee Waxaa jira walaac xoogan uu muujinayo gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee wadani Cab di raxmaan Cirro,kaasi oo ku aadan in lagu shubtay doorashada Madaxtinimada ee ka dhacday deegaanada Maamulka Soomaaliland 13 bishan.

Shacabka ku nool degaanada Soomaaliland ayaa maanta waxaa ay aad u dhowrayaan natiijada ka soo bixi karta doorashada,islamarkaana waxaa ay isha ku hayaan cida soo bixi doonto sedexda xisbi ee kala ah kulmiye,UCID iyo Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.

Wixii ku soo kordha la soco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.