Madaxweynaha Puntland oo Safar ku aaday Wadanka Itoobiya

Madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.
Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya oo uu kulamo kula qaadan doono madaxda ugu saraysa wadankaasi.
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Wadanka Itoobiya ku tagay Safaro ka badan illaa 10,waxaana la sheegaa in Dhanka Safarka ee Itoobiya uu uga badan yahay Madaxweynihii ka horeeyay Ee C/raxmaan Faroole

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.