Daawo+Sawiro:Magalada Seattle oo lagu qabtay Xaflad Dhaqaalo loogu aruurinayo Isbitaalka Caruurta Degmada Balanbal

ubax

Waxaa Magaalada Seattle ee dalka Maraykanaka Lagu qabtay Xaflad si heer sarre loo soo agaasimay oo Dhaqaalo loogu Aruurinaayey Isbitaalka Caruurta Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud, Munaasabadaan dhaqalaha loogu aruurinayey  Isbitaalka  Caruurta  Balanbal waxaa ka qayb galay Aqoonyahano,Ganacsato,Dhalinyaro,haween, Madax kala duwan, waxgarad iyo qaybaha kale duwna ee Bulshada,  Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Ubax A Maxamed oo ah gabar u olalaysa horumarinta arimaha Bulshada mana ahan markii ugu horeysay oo ay qaban qaabiso Xaflad lagu tabarucayo Soomalida Dhibaataysan uGu dambayntiina waxaa xafladii lagu yaboohay lacag dhan 40, 000 doolar   .


diini

ubax

deeqa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.