Daawo:Maamulka Boosaso oo mamnuucay Bananbax looga soo Horjeedo Shirka P&O ee Maamusha dekada Bosaaso

banabax

Bananbax ka dhan ah Shirkadda P&O ayaa ka dhacay magaalada Boosaaso, Dadka banaanbaxayey ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin Soomaliya Guul Dalkayaga iib ma ahan.

Maamulka Bosaaso ayaa ka carooday bananbaxyadaan joogtada ah ee looga soo horjeedo Shirka P&O ee dhawaan lagu wareejiyey maamulka Dekada Boosaaso waxayna soo saareen amaro lagu mamnuucayo Bananbaxyada lidka ku ah shirkada Imaaradka ee maamusha dekada Boosaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.