Daawo:Gaas oo aan Mudo aadin Itoobiya Ayaa Lagu soo dhaweeyey Addis Ababa

gaas

Madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana Maanta Lagu soo dhaweeyey Magaalada Addis Ababa .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.