Daawo:Ururka dhalinyarada Degmada Baardheere oo doortay Gudoomiye Cusub

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacday doorasho aya soo qaban qabiyeen dhalinyarada degmada Baardheere oo at goobjoog ka ahaayeen masuulioyiinta degmada Baardheere iyo Marti sharaf kale waxaana gudoomiyaha dhalinyarada Loo doortay Maxamed Cabdulaahi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.