Gaari dad shacab ah saarnaayeen oo katagay cabudwaaq ayaa lagu afduubtay Cadaaddo

deg

Kooxo hubaysan ayaa jidgal ku sameeyay Goor dhaw gaari ka baxay Degmada Caabudwaaq oo marayay Duleedka Degmaa Caadaado.

Kooxaha ayaa dhacay Gaarigii waxaana dadki saarnaa oo ahaa Rakaab ugu socday Magaalada Garawe Dhaqtar ay ka wateen goobtii

wararka la helayo ayaa sheegaya in dadkii saarnaa oo gaarayay 7 ruux ay bad qabaan iyaga iyo gaarigii waxaana la geegay Magaalada CAMAARE.

Dadka la garanayo ee la qabsaay ayaa isugu jira kuwo laga dajiyay Gaariga la dhacay iyo qaar laga qabsaday Degmada Cadaado

Waxaa kamid ah Dadkaasi Cabdinaasir Cagaweyne oo waday Hooyadiis, Maxamed Garaad iyo Maxamed Cilmi oo ah gacan yaraha Dhaqtarka Indhaha ee Garawe.

Waxaan Alle oga baryayaa inuu Alle shar dhamaateen ka bad baadiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.