Daawo:Madaxwaynaha Galmudug ayaa ugu baaqay Sanetorada Galmudug inay Heshiiyaan

xaaf

Madaxweyne Xaaf oo ka mid ahaa Madaxweyneyaashii Maamul Gobolleedyada ee Maanta Kulanka la yeeshay Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Qudbad uu jeediyay waxaa uu ku dalbaday in inay isku siyaasad noqdaan Sanetarada Galmudug maadama at kala duwmnaasho jiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.