Daawo:hadaladii ay jeediyeen Madaxda dowlada Soomaliya iyo Maamul goboleedyada

madasha

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Furay Shirkii udhaxeeyey Maamul goboleedyada iyo Dowlada Soomaliya kaas oo kafurmay magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya , furitaankii shirka aya waxaa ka hadlay Madaxwayanaha Somaliya,Raysawsaare Khayre,Guduumiyaha Gobolka Baandir iyo madaxda maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.