Aqalka Sare oo Guddi u saaray khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada Dalka

aqalka

Wararka Naga Soo gaaraya Xarunta aqalka Sarre ee Soomaliya ayaa shegaya in Xubnaha Aqalka Sare ay dood kulul ka yeesheen khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Dowlada Soomaliya iyo Maamulka Goboleedyada dalka, Waxaana Guddoonka Aqalka Sare arrintaasi uu u saaray Guddi Xildhibaano ah, si loo xaliyo khilaafka jira .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.