Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dalka Itoobiya”Sawiro”

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayay qaar ka mid ah wadamada dariska ah ayaa gaaray magaalada Addisababa ee dalka Itoobiya, Waxaana si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada AddiAbba Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Itoobiya iyo Masuuliyiin Kale.

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa lakulmi doona Raiisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn waxayna kawada Hadli doonaa sidii loo dardar galinlahaa ladagaalanka Alshabab, Waxaa lafilayaa in Madaxweynaha Soomaliya uu gaaridoono dalka Jabuuti si uu ula kulmo Madaxwaynaha Dalka Jabuuti asagoo kala hadli doono ladagaalanka Alshabab iyo danaha labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.