Daawo:Sarkaal looga qaybtay Galmudug dagaal udhaxeeya Puntland iyo Galmudug ayaa lagu wareejiyey Bisha Cas

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxay ku wareejiyeen odayaasha iyo Bisha Cas Sarkaal ay Puntland ku qabatey Dagaal udhaxeeyey Galmudug iyo Puntland oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo, sarkaalkaan ayaa waxaa layiraahdaa Carab Maxamuud Guuleed oo madaxa Xabad ka gaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.