Amaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay iyo Wafuud ka socota Dowlada iyo Maamul Gobaledyada oo ka qeyb galaya caleema saarka madaxweyne Waare.

Magaalada maalmahan waxaa ku sii qulqulayay Wafuud kala duwan oo Munaasabadda lagu casuumay, waxaana laga dareemayaa diyaar garow aad u balaaran,maadaama saraakiil muhiim ah ay tagayaan munaasabadaas.

Wufuud kala duwan oo qeyb ka ah Wasiiro Xukuumadda ka socda oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa lagu wadaa in ay maanta tagaan Jowhar, si ay uga qeyb galaan Munaasabadda.

Amaanka magaalada jowhar ayaa aad loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa ciidamo fara badan oo ka qeyb qaadanaya sugida amniga magaaladaasi oo ay ku wufuud ka socota dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.