Madaxweyne Farmaajo Oo Berri Raadinaya Taageerada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamed Cabdullahi  “Farmaajo” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu sabtida  Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka deg deg ah oo la isugu yeeray Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyanaha waxa uu ugu raadinayaa Taageero Howlgalka Dalka looga dhawaaqay kaas oo lagu wado in uu ka bilaawdo Soomaaliya maalin ka dib

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.